Warbixin af-soomaali ah / معلومات باللغة العربية

Gabdhaha ayaa awooda! - Kooxaha jimicsiga ee mashruuca waxaa loogu talagalay gabdhaha asalkoodu yahay soo-galootiga. Ujeedadu waa in la helo farxada jimicsiga iyo ku celcelinta ciyaaraha oo leh heer hoose. Markaa taada maaha uma baahnid inaad wax hore u sii ogaato, laakiin casharrada waxaad ka baranaysaa ciyaaraha bilowgii hore. Kooxaha jimicsiga, waxaad u baahan tahay dhar ku habboon jimicsiga iyo niyad farxad leh, qalabka ciyaarta iyo waxyaabo kale ayaa horeyba diyaar u ah. Macalimiinta kooxaha waa la tababaray oo fahmsan noocyada kala duwan ee jimicsiga iyo dhaqamada. Markaa waxaad kooxda ugu biiri kartaa sidaad tahay. Casharradu waa lacag la'aan, haddii loo baahdo, ka qaybqaataha wuxuu heli karaa kaarka HSL si uu ugu safro xisadaha jimicsiga. 


Gu'ga 2024, kooxahan soo socda ayaa shaqayn doona 

Jimicsiga jirka - Abaabulka naadiga ciyaaraha: HIFK Gymnastics
Isniinta, Xarunta Liikuntamylly (Jauhokuja 3) sacada 14.30–15.30, 7–12 – jir. Xiliga 29.1.–12.5.  

Sulkapallo, banoniga riishka - Abaabulka naadiga ciyaaraha: HBC - Helsingfors Badminton Club
Khamiista, Xarunta Mandatum (Kulosaarentie 2) sacada 16.00–17.00, 7–17 –jir. Xiliga 25.1.–23.5. 

Kubadda gacanta - Abaabulka naadiga ciyaaraha: HIFK - Handball
Arbacada, Tapulin Urheilukeskus (Henrik Forsiuksen tie 2) sacada 18.00-19.00, 7-12 -jir. Xiliga 7.2.-26.5.


Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan noocyada jimicsiga 


Sulkapallo banoniga riishka 

banoniga rishadu waa ciyaar fudut wana da`a walbo. u arag banoniga riishada wax fiican marka ugu horeyso, run ahanta banoniga rishada waa fudeet ku tuurista shabaqa kale. Inta lagu jiro xilliga banoniga riishka, ujeedadu waa in la barto aasaaska isboortiga iyo sida loo ciyaaro. Uma baahnid naadiyada ama kubbadaha wareegyada. 


Jimicsiga jirka  

Kooxda, waxaan ku baraneynaa aasaaska jimicsiga jirka isku-dheelitirka, isku day xeelado cusub iyo horumar iyadoo loo eegayo xirfadaha jimicsiga jirka. Isla mar ahaantaana, xakamaynta jirka iyo xirfadaha ka shaqaynta kooxdu weey horumaraan. Jawiga wax wanaagsan ee dhiirrigelinaya ayaa ah meesha laga bilaabo hawlgaladeena. Tababarka dhismaha wuxuu si nabadgelyo leh ugu dhacaa goobaha kala duwan ee jimicsiga, sida makiinadaha jimicsiga, kobaca, kuraasta iyo taraambuliga iyagoo ay hagayaan hagayaal xirfad leh. 


Kubadda gacanta 

Kubadda gacanta waa cayaar kooxeed xiiso badan oo kooxuhu isku dayaan inay goolal ku dhaliyaan iyagoo kubad tuuraya. Kubadda gacanta waa u fududahay xitaa kuwa bilowga ah, sidaas darteed looma baahna khibrad hore ee ciyaarta. 

Ma doonaysaa in aad wax badan ka ogaato hawlaha naadiyada isboortiga ee Finland? Hubi tan!

باللغة العربية 

يمكن للفتيات! يهدف مشروع مجموعات التدريبات  للفتيات من الخلفيات المهاجرة. والغاية من ذلك هو الحصول على متعة ممارسة الرياضة وممارسة التمرينات بالحد الأدنى. لن تحتاجي إلى معرفة أي شيء بشكل متقدم، ففي الدروس ستتعلمين كل شيء عن الرياضة من البداية 

بالنسبة لمجموعات التمارين الرياضية، تحتاجين إلى ملابس مناسبة للتمرين ومزاج مرح، أما أدوات اللعب وأشياء أخرى فهي جاهزة بالفعل. يتم تدريب مدربي المجموعات ويفهمون أنواعًا مختلفة من التمارين والثقافات. أنتِ مدعوة للانضمام إلى المجموعات كما أنتِ. 

في ربيع عام 2024، ستعمل المجموعات التالية 


 HIFK Gymnastics :الجمباز  - تنظيم النادي الرياضي

أيام الاثنين، في Liikuntamylly (Jauhokuja 3) الساعة 14.30-15.30، للأطفال الذين تتراوح أعمارهم بين 7 و12 عامًا. الموسم 29.1.-12.5. 


 HBC - Helsingfors Badminton Club :كرة الريشة - تنظيم النادي الرياضي 

أيام الثلاثاء، في مركز مانداتيوم Smash Center (Varikkotie 4) من الساعة 16.00 إلى 17.00 للأطفال الذين تتراوح أعمارهم بين للأطفال الذين تتراوح أعمارهم بين 7 و17 عامًا. 

أيام الخميس ، Mandatum Center (Kulosaarentie 2)أيام الخميس 
من الساعة 16.00 إلى 17.00، للأطفال الذين تتراوح أعمارهم بين 7 و17- في     

5/23- الموسم 1/25 


HIFK Handball :كرة اليد - تنظيم النادي الرياضي

 Tapulin Urheilutalo (Henrik Forsiuksen tie 2) الأربعاء الساعة 18-19

لعمر 7-12 سنة. الموسم: 7.2.-26.5




مزيد من المعلومات حول الرياضة 

كرة الريشة  

كرة الريشة هي لعبة مضرب سهلة لجميع الأعمار. تعتبر كرة الريشة ممتعة منذ المرة الأولى، لأن كرة الريشة الخفيفة يسهل ضربها على الجانب الآخر من الشبكة. خلال جولات كرة الريشة، يكون الهدف هو تعلم أساسيات الرياضة وكيفية اللعب. لا تحتاج إلى مضاربك أو كراتك الخاصة في الجولات  


الجمباز 

في المجموعة، نتعرف على أساسيات الجمباز ونجرب حيلًا جديدة ونتقدم وفقًا لمهارات لاعب الجمباز الخاصة. وفي الوقت نفسه، تتطور الية التحكم بالجسم  ومهارات العمل ضمن مجموعة. الجو الإيجابي والمشجع هو نقطة الانطلاق للنشاط. يتم تدريب الجمباز بشكل آمن على منصات الجمباز المختلفة، مثل الأرضية وعارضة التوازن والمتوازيين .والترامبولين تحت إشراف مدربين ذوي خبرة


كرة اليد 

كرة اليد هي رياضة جماعية ممتعة حيث تحاول الفرق تسجيل الأهداف عن طريق رمي الكرة. لعبة كرة اليد سهلة حتى بالنسبة للمبتدئين لذلك لا حاجة لأي خبرة سابقة في اللعبة 


هل تريد معرفة المزيد عن الأندية الرياضية في فنلندا؟ 
مزيد من المعلومات باللغة العربية هنا