Diiwangalis (Soomaali)
Diiwangalinta Kooxda Noloshayda Wanaagsan Dayrta 2023
Digniin! Waxaad is diiwangali kartaa hal Koox un. Is diiwangali haddi aad ka soo bixi kartid shuruudaha Kooxda. Kooxda inaad ku xirnaatid waxaa ka mid ah inaad ka qayb qaadatid mar walba waxay soo bandhigto. Haddii aad ka maqnaatid wa inaad u sheegta agaasimaha kooxda. Si sahal ah hakaga maqnaanin xiisadaha.
Groupka iyo la xiriirka
Groupka | La xiriirka |
Espoo, Leppävaara, Talaadada, 14:00-17:00, Leppävaaran Nuorisotila, Veräjäpellonkatu 6 | Anissa Tounsi anissa.tounsi@monaliiku.fi 040 9328066 |
Helsinki, Vallila, Khamiista, 10:00-12:00, Mäkelänkatu 54 A, 3. kerros | Margareta Toivanen margareta.toivanen@monaliiku.fi 0451596688 |
Helsinki, Valilla, Jimcada, 10:00-12:00, Mäkelänkatu 54 A, 3. kerros | Anissa Tounsi anissa.tounsi@monaliiku.fi 040 9328066 Murdia Othman murdia.othman@monaliiku.fi 0449833619 |
Helsinki, Vuosaari, Jimcada, 10:00-12:00, Kallahden Nuorisotalo, Pohjavedenkatu 5 | Foos Abdulle foos.abdulle@monaliiku.fi 045 2377115 |